Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedRa'iisul-wasaare Abiy Axmed ayaa wuxuu ugu Baaqay Africa in ay Itoobiya Garab-istaagaan

Ra’iisul-wasaare Abiy Axmed ayaa wuxuu ugu Baaqay Africa in ay Itoobiya Garab-istaagaan

Ra’iisul-wasaare Abiy Axmed ayaa wuxuu ugu baaqay Africa in ay Itoobiya garab-istaagaan.
Ra’iisul-wasaare Abiy Ahmed ayaa wadammada Afrika ugu baaqay in ay ka garab-istaagaan Itoobiya cadaadisyada shisheeye.
Wuxuuna bulshada qaaradda ku boorriyay in ay si wadajir ah ugala shaqeeyaan ka-run-sheegidda xaaladaha dhabta ah ee dalka gudihiisa ka jirta.
“Astaanta xorriyadda cagaarka, jaallaha iyo casiinka calanka Itoobiya waxa ay ku dhiiri-galisay dalal badan oo Afrikaan ah halgankoodii gobonimo-doonka”, ayuu sheegay ra’iisul-wasaaruhu.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles