Salaasa, (Hargeysa 21-12-2021)-Waxaa Maalinkiisii labaad ku jira shirweynaha xisbiga caddaaladda daryeelka ee UCID. Waxaa lagu dooran doonaa xoggaanka xisbiga.
dhacdada ugu muhiimsan ee shirweynahani la gaaryahay waxaa ugu muhiimsan in Guddoomiye Faysal Cali Xuseen loo dortay guddoomiyaha xisba Ucid Markii afraad.
Faysal Cali Waraabe ayaa noqonaaya guddoomiyihii xisbi ee ugu mudada dheera Xisbiyada Jamhuuriyadda Somaliland soo mara, isaga oo noqday afar jeer guddoomiyaha xisbiga ucid.




