Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedOl'olaha Wacyi-gelinta Maandooriyaha ee Gobolka Sool ee uu Wado Ururka Wacyigelinta iyo Dabargoynta Mukhaadaraadku

Ol’olaha Wacyi-gelinta Maandooriyaha ee Gobolka Sool ee uu Wado Ururka Wacyigelinta iyo Dabargoynta Mukhaadaraadku

Sheek Siciid Yuusuf, Gudoomiyaha Ururka Wacyigelinta iyo Dabargoynta Mukhaadaraadka.

Ururka Wacyigelinta iyo Dabargoynta Mukhaadaraadka oo ah urur bulshada ka wacyigeliya arrimaha mukhaadaraadka sida xashiishadda, khamariga iyo qaadka ayaa maalmahan wacyi-gelin ballaadhan ka waday Gobolka Sool.

Guddoomiyaha ururka Sheekh Siciid Yuusuf  iyo xubno kale oo ururka ka tirsan ayaa wacyigelintan ka waday magaalada laascaanood ilaa shalay. Ururku waxa uu la kulmayaa madaxda, odayaasha, waxgaradka iyo qaybaha kale duwan ee magaalada laascaanood si ay ugu baraarujiyaan sidii gobolka oodhan looga oogi lahaa wacyigelinta mukhaadaraadka.

Ururku waxa uu caawa ku qaban doonaa masaajidada magaalada Nadwo ballaadhan oo ka hadlaysa dhibaatooyinka Mukhaadaraadka iyo waxyeelada caafimaad iyo dhaqaale ay bulshada ku keenaan.

Ururku waxa uu si guud uga shaqeeya arrimaha maandooriyaha sidii loo dabargoyn lahaa si bulshadu u noqoto bulsho nadiifa oo ay ka madhantahay isticmaalka maandooriyhu.

Guud ahaan uruku waxa uu soo casumaa wadaadada, aqoonyahanka, dhakhaatiirta iyo abwaanada si ay uga qaybqaataan wacyigelintan.

 

Sadam Osman Maxamed.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles