Sakariye Maxamuud Kalafoge iyo Sawdo Maxamuud Kalafoge oo ah labo walalo ah da’ ahaana isku xigay ayaa caawa mar qudha geeriyooday, ka dib markii ciidano wadada marayey rasaas ku fureen Mooto ay saarnaayeen oo maraysay Isgoyska DabkaMuqdisho: Wiil Iyo Gabadh Walaalo Ah Oo Isku Goob lagu Wada Dilay.
Sakariye Maxamuud Kalafoge iyo Sawdo Maxamuud Kalafoge oo ah labo walalo ah da’ ahaana isku xigay ayaa caawa mar qudha geeriyooday, ka dib markii ciidano wadada marayey rasaas ku fureen Mooto ay saarnaayeen oo maraysay Isgoyska Dabka



