Jabhada ka wada dagaalka Goonu u goosadka deegaanka Oromiya ee loo soo gaabiyo OLA ayaa lagu duqeeyey bariga gobolka Walaga ee deegaanka Oromiya.Mekelle Iyo Waqooyiga Oromia Oo Dusha Laga Duqeeyay.
Jabhada ka wada dagaalka Goonu u goosadka deegaanka Oromiya ee loo soo gaabiyo OLA ayaa lagu duqeeyey bariga gobolka Walaga ee deegaanka Oromiya.



