Hargeisa
few clouds
16.4 ° C
16.4 °
16.4 °
86 %
4.3kmh
22 %
Tue
16 °
Wed
25 °
Thu
24 °
Fri
21 °
Sat
23 °
spot_img
Tuesday, January 18, 2022

Maxamed Siciid BK ayaa Ka Qoomameeyey Noloshiisii Fannaanino.

UncategorizedMaxamed Siciid BK ayaa Ka Qoomameeyey Noloshiisii Fannaanino.

Maxamed Siciid BK ayaa waxa uu ahaa fanaan hore oo bulshada somaliyeed aad uga caan baxay. Waxa uu qaaday heeso caanbaxay oo daawashadoodu aad u sarrayso.

Waxa uu bandhigyo heeseed ka soo qaaday dhammaan magaalooyinka somalida.

haddaba BK waxa si iskiiya isaga daayo qaadista heesaha iyo ka qayb noqoshada hannaankii curinta iyo qaadista heesaha.

muuqaalkan waxa uu ku sharraxayaa dhibaatadii uu la kulmay intuu uu fannaank ahaaaa.

 

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles