Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMaxaa Ka Cusub Shirweynaha Xisbiga WADDANI.

Maxaa Ka Cusub Shirweynaha Xisbiga WADDANI.

Waxaa maalmaha inagu soo saameelan qabsoomi doona Shirweynaha Golaha Dhexe ee xisbiga WADDANI. Shirweynahan oo mar hore dib u dhac ku yimi ayaa loo qoondeeyey inu qabsoomo 15 iyo 16 bishan Novembar. Shirweynahan oo lagu dooran doono hoggaanka xisbiga. waxaa la dooran doonaa Musharraxa Xisbiga, Guddoomiyaha, Ku-xigenkiisa iyo Xoghayaha. Shirweynahan uu qabsan doono xisbiga WADDANI ayaa la aaminsanyhay in uu keeni doono isbedel ballaadhan oo ku dhici doona haykalka iyo qaab dhismeedka xisbiga.

xisbigu waxa uu sameeyey isbdel. Xogaha uu helaayo Warbaahinta Hargeysa waxay sheegaysaa in guddooiyaha xisbiga lagu wareegin doono Xirsi Xaaji Hasan. ka dib markii xisbigu isla qaatay in Musharraxnimada uu qaato Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro.MAXAA

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles