Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMasuuliyiin uu hoggaaminayo madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo Soo Gaadhay Somaliland.

Masuuliyiin uu hoggaaminayo madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo Soo Gaadhay Somaliland.

Masuuliyiin uu hoggaaminayo madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar ayaa ku wajahan magaalada Hargaysa ee Somaliland
Masuuliyiin uu hoggaaminayo madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Tog-wajaale ee Somaliland. Socdaalkan ayay ujeeddadiisu tahay xoojinta xidhiidhka is-kaashi iyo midka walaalnimo ee ka dhexeeya labada shacab ee walaalaha ah.
Masuuliyiinta waxaa ku qaabbilay xudduudka Deegaanka Soomaalida iyo Somaliland masuuliyiin sar-sare oo ay ka mid ahaayeen wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxammed Kaahin Cabdi iyo wasiirka wasaaradda war-faafinta Somaliland, mudane Saleebaan Cali Koore.
“Marnaba ma tihidiin marti oo waxa aad timaaddeen dhulkiinnii hooyo”, waxaa sidaasi yidhi wasiirka arrimaha gudaha Somaliland.
Geestiisa madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa sheegay in ujeeddada socdaalku yahay xoojinta xidhiidh walaalnimo ee labada shacab.
“Xidhiidh ganacsi iyo mid walaanimo oo guyaal badan jiray illaa dunidani casriga kahor oo ka dhexeeyay labada shacab ee Soomaalida ah ayaa xididaystay saddex sanno oo isbaddal dimuqraadiyadeed iyo mid siyaasadeed oo ku salaysan qadarinta, wax-wada-qabsiga iyo la-dhaqanka walaalaha jaarka ah ay la timid xukuumadda haatan majaraha u haysa Deegaanka Soomaalida”.
SRTV Rasmi Page
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles