Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall Newsmasuul ka Socda Dawladda ee Hargaysa oo Kulan La Qaatay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska Somaliland.

masuul ka Socda Dawladda ee Hargaysa oo Kulan La Qaatay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska Somaliland.

Agaasimaha waaxda amniga dawlada hoose caasimada Hargeysa Xasan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili.
Kulankan oo lagaga wada hadlay sidii tababaro iyo wacyigelin ku saabsan ka hortagga aafada dabka loo siin lahaa guddiyada nabadgelyada degmooyinka Hargeysa iyo sidii wadashaqayn dhaw ay u yeelan lahaayeen marka hawlgalada lagu jiro ciidanka Dab-demiska Hargeysa iyo guddiyada nabadgelyada degmooyinku.
Kulankan oo qabsoomay taliska guud ee ciidanka dabdemiska ayaa laysla qaatay in wadashaqayn dhaw laga wada yeesho arrimahaa kor ku xusan.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles