Ayaamahan waxaa aad looga hadlaayay xeer No.14 oo Parliament-kii hore ansaxiyay madaxwayne Muse-na dib u soo celiyay isagoo soo celintiisana sababeeyay. Waxaa jira xildhibaano madaxwaynaha ku dhaw oo ku doodaaya in soo celinta madaxwaynuhu sharci daro tahay xeerkana la faafiyo.“Madaxweyne Muuse Maaha Nin Ka Baqaaya Doorasho”, Xoghayaha Xisbiga Waddani.
Ayaamahan waxaa aad looga hadlaayay xeer No.14 oo Parliament-kii hore ansaxiyay madaxwayne Muse-na dib u soo celiyay isagoo soo celintiisana sababeeyay. Waxaa jira xildhibaano madaxwaynaha ku dhaw oo ku doodaaya in soo celinta madaxwaynuhu sharci daro tahay xeerkana la faafiyo.



