Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Maxamuud Nimcaale (Cumar Yare) oo ku geeriyooday Xalay oo ay taariikhdu ahayd 08/11/2021, Caasimada Somaliland ee Hargeysa.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Tacsi u Diray Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Maxamuud Nimcaale (Cumar Yare)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Maxamuud Nimcaale (Cumar Yare) oo ku geeriyooday Xalay oo ay taariikhdu ahayd 08/11/2021, Caasimada Somaliland ee Hargeysa.



