Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka Caalamka“Madaxwaynuhu Haddii Dastuurka ku Dhaqmi Waayo Wuxuu Mutaysan Doonaa"Musharrax Cabdiraxmaan Cirro.

“Madaxwaynuhu Haddii Dastuurka ku Dhaqmi Waayo Wuxuu Mutaysan Doonaa”Musharrax Cabdiraxmaan Cirro.

(Axad, 09-01-2022)-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka. Doorashooyin madaxweynenimo ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa la filayaa in la qabto 13 Novembar 2022. Doorashadn oo Muran badan ka dhex dhalisay Xisbiga Waddani iyo Xisbiga Muxaafidka ah ee kulmiye.

Doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa loo qoondeeyey miisaaniyaddii lagu qaban lahaa. Waxana loogu daray miisaaniyadda 2022.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles