Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMaareeyaha Ha'yadda Duulista iyo Madaarada Somaliland Cumar Sayid ayaa qoraal kaga Jawaabay hadal ka soo yeedhay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani.

Maareeyaha Ha’yadda Duulista iyo Madaarada Somaliland Cumar Sayid ayaa qoraal kaga Jawaabay hadal ka soo yeedhay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani.

Mashruuca Horumarinta Madaarka Berbera ee madaxweyne Muuse xadhiga ka jaray waxa ku baxday aduun lacageed oo dhan 55 million oo dollar, oo ay dhamaanteed bixisay dawlada Imaaradka carabtu.
Mashruuca qaradaas leh, iyo horumarka intaa leeg ee umadan u soo kordhay, ayaa shacbiga Somaliland iyo madaxweynahooduba u dabaal dagayeen.
Waxaan arkayaa qoladii mucaaradka oo khudbadii madaxweynaha ka samri waayay, horta Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee cusubi laba jeer ayuu soo hadlay ilaa intii xaflada ka dambaysay, musharaxii xisbigaas odaygii cirona isna waa soo hadlay.
Qaar badan oo kale oo iyaguna wali samri la ayaa jira oo wali hadlaya.
Waxaan leeyahay qolada mucaaradka gaar ahaan xisbiga wadani goolkaasi wuu idinka dhashay, waayo waxaad tihiin oo shacbiguna idiin oghayay xisbigii ka soo horjeeday mashaariicda horumarineed ee Somaliland iyo imaaraadku ku heshiiyeen.
Markaas maanta waa gartiin inaad iska soo daba hadashaan, kol hadii aydaan intood umada hor timaadaan khaladkii aydaan raali galin ka bixinayn.
Siduu sheegay gudoomiye faysal raali galinta cirro qarsoodiga ku bixinayo shacbiga Somaliland ayaa u baahan in la raali galiyo.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles