Hargeisa
few clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
80 %
0.8kmh
18 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
20 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMaamulka Dawladda Hoose iyo Xildhibaanada Dhaqaalaha ee Dawladda Hoose oo Kulmay.

Maamulka Dawladda Hoose iyo Xildhibaanada Dhaqaalaha ee Dawladda Hoose oo Kulmay.

Maayarka Caasimadda Hargeysa oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan iyo Xubno ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ayaa Maanta Kulan la qaatay Xildhibaanada Gudida Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maaliyadda ee Golaha Wakiilada oo Kulan Shaqo ku yimi Xarunta Dawladda Hoose ee Caasimada Hargeysa.
———–
Waaxda Warbaahinta Dawladda Hoose ee Hargeysa.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles