Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
OpinionKulmiye waa in uu Gurigiisa Dhexdiisa Hagaajista, Dadkiisina uu Doonta lana Yimaada Siyaasad dib u Heshiisina.

Kulmiye waa in uu Gurigiisa Dhexdiisa Hagaajista, Dadkiisina uu Doonta lana Yimaada Siyaasad dib u Heshiisina.

Qof kasta oo Kulmiye maalin u so shaqeeyay, wax taray ama taageeray wuu mahadsanaya, waxaanu u haynaa sharfanyahay iyo karaamo, Xisbiga kulmiyana ixtiram iyo xaq-dhawr ayuu ka muddan yahay.
Waa damiir xumo, doqonomino iyo abaal-laawenimo in la yidhahdo qof kasta oo Kulmiye ahaa ama xil ha so qabto ama yaanu so qabanine oo arragtida kulmiye ee xilagan aan la dhacsanay oo dantiisa iyo ta qarrankaba u arkay in uu meelkale kaga ciidan fiicanyahay la yidhahdo waa Tuug iyo waa sidan iyo sidan….. ka sidan lehi ma ah Kulmiyaha Kulmiye u damqanayaa ee waa mid manta ku danaysanaya ee farta malabka kula jira, ma’na aha Xisbiyaha waaqici ah. Kulmihii hore way so shaqeeyeen Waddankan way horumariyeen ilaa mantana wixii ay qabteen ayaa raasamaalkoodii ayuunba la maalayaa.
Kulmiye waa in uu gurigiisa dhexdiisa hagaajista, dadkiisina uu doonta lana yimaada siyaasad dib u heshiisin dhexdiisa ah iyo soo jiidasho taageerayaashiisi iyo is dhuldhig ah.
Inta ay kaga dhagtay cid kasta oo Kulmiye ahayd o kulmiye isku garan wayday waa tuug iyaga ayaa tuug ah oo waliba tuuug XXL ah oo wax deeqa aanay jirin, Tuugu inta aan tuug la odhan ayuu tuug yidhahda.
Yaa waqtiga gaaban ee hadhay lagu luminin ka daba hadalka hebalo, ee halala yimado isbadal dhab ah oo ka dhex dhaca xisbiga Kulmiye iyo wada cusub iyo afkaaro lagu meel marro.
Waxa Qoray Maxamed Cabdi Raambe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles