Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Faallo | Editorial“Kadin Walba Cabsi-baa Inoo Sudhan Ee Yeynaan Bad Isku-gelin” Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

“Kadin Walba Cabsi-baa Inoo Sudhan Ee Yeynaan Bad Isku-gelin” Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Cigaal Shidaad ayaa beri ay niman ka cabsiinayeen. Cigaal Shidaad Wuxuu caan ku ahaa laba shay fuleynimadda iyo xikmadda. Berigii hore reeraha wada yaala waxay lahaayeen laba kadin Oo midna xoolahu ka soo galaan midna ay ka baxaan.labaddii kadin ayeey midna Harag Libaax bay u sudheen midna harag Shabeel. Ka dib fiidkii dhulkoo soo madoobaanaya ayeey Cigaal ku yidhaahdeen iska sii soco Cigaaloow intaanay kugu madoobaanin.
Wuxuu soo guclo cararaba Wuxuu halacsaday haragii libaaxa wuu ka leexday haddana kadinkii kale Harag Shabeel baa sudhan. Intuu dib uga noqday nimankii ayuu yidhi; “Aniga Ilaahay baa i baday dibjirnimadaasiye, laakiin waxaan la yaabahanay reerahan meesha ay xoolahoodu u soo xaroonayaan!!”
Imika labaddii kadinba imika inaga laba harag baa inoo sudhan ee yeynaan bad isku gelin ileyn ictiraaf ma haynee.Waxaa ku filan Oo keliya kolka lay ictiraafo ayuun baynu si uun yeelli inta kale sidaynuun baan sii ahaani Oo dagaal iyo rabshad dadkaygu uma diyaar aha Oo toodii baa cusleysay. Laakiin dagaalka Jaarkayga saameyntiisuu leeyahay in aad dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan uga gaashamato waa muhiim.
Hadalkan aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka danbeeyey, kadib markii Madaxweyne Muuse Biixi uu taageero u muujiyay hawlgalka ciidamada Ethiopia ay kula dagaalamayaan TPLF”
Sidaas waxaa ku warramay Telefishanka Qaranka ee Ethiopia ee EBC oo Sheegay inuu xogtaas kasoo xigtay Xafiiska Warfaafinta ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles