Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedItoobiya oo la Ilaaliyo Waxa ay la Macno Tahay Ilaalinta Afrika".

Itoobiya oo la Ilaaliyo Waxa ay la Macno Tahay Ilaalinta Afrika”.

Kaaliye borofisoor ah oo ka tirsan xarunta daraasaadka Afrika iyo bariga ee Addis Ababa, Samuel Tefera (PhD) ayaa ugu baaqay dadka Afrikaanka ah in ay ku garab-istaagaan Itoobiyaanka dagaalka ka dhanka ah ee ol’olaha war-baahinta been-abuurka ah.
Samuel waxa uu sheegay in Itoobiya ay hormuud ka tahay mashruuca wada-noolaansha hal Afrika (Pan-Africanism), isaga oo intaa ku daray colaadda ay Itoobiyaanku ku jiraan in ayna ahayn kaliya colaad iyaga la xidhiidha ee waxa ay shisheeyuhu sida oo kale dagaalka kula jiraan Afrika inteeda kale.
Waxa uu carrabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in qaaradda laga difaaco xumaanta ay faafinayaan war-baahinta reer-galbeedka ee ku salaysan magaca fikirka xorta ah ee ka dhanka ah Afrika.
Samuel oo hadalkiisa sii wata ayaa kula dardaarmay saxafiyiinta reer-galbeedku in ay ogaadaan sida anshaxa saxafigu yahay, islamarkaana ay dhagaysteyaashooda siiyaan xog lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan waxa dhabta ah ee ka socda Itoobiya.
Xigasho: FBC.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles