Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedItoobiya iyo Israel oo ka Wada Hadlay iskaashiga Maalgashiga.

Itoobiya iyo Israel oo ka Wada Hadlay iskaashiga Maalgashiga.

Komishinneerka maal-gashiga JDFI mudane Lisse Neme iyo ku-xigeenka Temesgen Tilahun ayaa wada-hadal la yeeshay safiirka Israel u fadhiya Itoobiya Alelign Admasu.
Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga wada xaajooday sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka soo-jireenka ah ee maal-gashiga labada dal iyo sidii si wadajir ah loogu horumarin lahaa fursadaha maalgashi ee Itoobiya ee maal-gashadayaasha Israel.
Sida xogta aan ku helayno komishinka maalgashiga, waxa ay hore uga qeyb-qaadanayeen taakulaynta iyo la-socodka hawlaha maalgashiga iyo waliba kor-u-qaadidda awoodda.
Xigasho: FBC
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles