Hargeisa
scattered clouds
25.1 ° C
25.1 °
25.1 °
36 %
5.8kmh
48 %
Mon
25 °
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
26 °
Fri
27 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedGudoomiyaha Dalada SONSAF iyo Hadaladii u ka Jeediyay Furitaanka Tababarka Dhalinyarada Xisbiyada

Gudoomiyaha Dalada SONSAF iyo Hadaladii u ka Jeediyay Furitaanka Tababarka Dhalinyarada Xisbiyada

Hargeysa, Sabti(18-12-2021) Guddoomiyaha Dalladda SONSAF ayaa tobabar u qabtay 30 dhallinyaro ah oo ka kale socda xisbiyada Qaranka Kulmiye, Waddani iyo Ucid. Tobabarkan oo ah mid sanad le ah oo la siiyo xubnaha xisbiyada ayaa maanta dallada  ay ku midoobeen ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF ay oo qaban qaabisay.

Guddoomiyaha SONSAF oo ka hadlaayey furitaanka ayaa yidhi, “Waxaa laydinku yeedhay inaad faham buuxa ka qaadataan hannaanka ololaha”.

Dalladan ayaa ka shaqaysa arrimaha doorashooyinka, waxay qabataa  tobabaro ku saabsan doorashooyin, doodo iyo falanqayn ku saabsan doorashooyinka somaliland.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles