Hargeisa
broken clouds
14.2 ° C
14.2 °
14.2 °
85 %
3.6kmh
80 %
Mon
24 °
Tue
22 °
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
spot_img
Monday, January 24, 2022

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Muxuu Ka Yidhi Furista Ururada.

UncategorizedGuddoomiye Faysal Cali Waraabe Muxuu Ka Yidhi Furista Ururada.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay Go’aanka Xukuumadda Somaliland ay ku sheegtay in la furayo Ururada Siyaasada
“Dalka waa la wada leeyahay sidaad doonto ka yeeli maysid. Madaxweyne ahaan maysid haddaanad sharafta madaxweynaha ilaalin oo aanad dastuurka ilaalin. Maanta wax kaa liitaa ma jirto impeachment ayaad gali kartaa” Faysal Cali Waraabe

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles