Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedGuddoomiyaha Xisbiga UCID oo Booqday Baanka Dhexe ee Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Booqday Baanka Dhexe ee Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday Baanka dhexe ee Somaliland.
Waxaana halkaasi ku qaabilay oo soo dhaweeyay, saraakiisha sare ee Baanka oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Bangiga Cali Cabdilaahi Daahir, Gudoomiye ku xigeenka Cabdiraxman Sheekh Xasan Ismaaciil(Musaabaqo), Agaasimaha Bangiga Mukhtaar Cabdi Quule iyo masuuliyiin kale.
Guddoomiyahaa ayaa laamaha kala duwan ee Baanku ka koobanyahay mid mid u booqday, sii uu u soo arko shaqada ka socota Bangiga.
Guddoomiyaha ayaa soo dhaweeyay, horumarka ka hana-qaaday Bangiga iyo hawl-wadeennada ka hawl-gala oo u badnaa dhalinyaradii wax baratay ee jaamacadaha ka baxday.
Waxaa iyaguna dhinacooda halkaasi ka hadlay, Masuuliyiinta sare ee Bangiga oo Guddoomiye Faysal uga mahad-naqay Booqashadiisa maanta, waxaanay ku tilmaameen Gudoomiyaha Hogaamiye qaran oo had iyo jeer isku hawla ka shaqaynta Danta guud.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles