Hargeisa
clear sky
26.6 ° C
26.6 °
26.6 °
18 %
7.4kmh
4 %
Sat
26 °
Sun
27 °
Mon
27 °
Tue
27 °
Wed
28 °
spot_img
Saturday, February 14, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedGuddida Ka-Garnaqa Dacwadaha Oo Ka Hadlay Cashuuro Ay Dawladda Hoose Ku Soo Rogtay Tagsiilayaasha.

Guddida Ka-Garnaqa Dacwadaha Oo Ka Hadlay Cashuuro Ay Dawladda Hoose Ku Soo Rogtay Tagsiilayaasha.

Hargeysa, (Sabti, 18-12-2021) Guddida Dacwadaha Cashuuraha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa fasaxay cashuur ay Dawladda Hoose Magaalada Hargeysi ku soo rogtay tagaasid yaryar.

Todobaadkii hore ayay guddidani laashay cashuur sanadeed dawladda hoose ku soo rogtay tagaasida. Cashuurtan oo buuq badan dhalisay ayaa keentay in guddidani soo kale dhex gasho dawladdda hoose iyo tagsiilayaasha.

Dawladda Hoose ayaa tagsiilayaasha ku soo rogtay lacag cashuura oo dheeraada oo aan la sii ogaysiin. taasina waxay keentay in tagsiilayaashu aad uga cawdaan dawladda hoose.

Guddidan ka garnaqda cashuuraha ayaa aakhirkii soo kale dhexgashay dawladda hoose iyo tagsiilayaasha si loo hubiyo saxnimada cashuurta, cabasahda tagsiilayaashana loo eego.

Guddomiyaha Guddida ka garnaqda Cashuuraha, Yuusuf Biixi Muxumed ayaa isaga oo ka hadlaaya cashurtii tagaasida lagu soo rogay wax uu yidhi, “Waa cashuur sharciya oo dawladda hoose  qaaadayso”.

ugu danaybtii dawladda hoose waxay si iskeeda u cashuurtaa guryaha, baloodhada, goobaha ganacsiga iyo gaadiidka qaar.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles