Xildhibaan Mukhtaar Maydhane oo ka tirsan Golaha wakiilada ayaa si weyn uga soo horjeestay waraaq Xeer ilaalinta ka soo baxday oo tilmaamaysay in Cabdimaalik MuuseColdoon dhibane u yahay Golaha wakiilada.
“Golahani eedaaas Dhinacna kama aha, denbibaana ka ratibmaya in cid aanaan eedayn layska yidhaahdo waad eedayseen”, ayuu yidhi xidhibaanku isaga oo warbaahinta la hadlaaya.
Waxa uu sii raaciyey, haddii Gole dastuuri lagu sheegi karo inuu eedeeyey cid aanu eedayn bal dad weynahana maxaa ka dhex dhici kara tolow?.




