Hargeisa
few clouds
16.4 ° C
16.4 °
16.4 °
86 %
4.3kmh
22 %
Tue
16 °
Wed
25 °
Thu
24 °
Fri
21 °
Sat
23 °
spot_img
Tuesday, January 18, 2022

Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyaay Masuuliyiin Iskugu Jira Wasiiro iyo Guddoomiyeyaal.

Wararka CaalamkaGolaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyaay Masuuliyiin Iskugu Jira Wasiiro iyo Guddoomiyeyaal.

(Axad, 09-01-2022)-Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta ansixiyey masuuliyiin Masuuliyiin Madaxweyne Biixi Xilal kale duwan u soo magacaabay. Masuuliyiintan ayaa isugu jiry wasiiro, wasiirku xigeeno, guddoomiyayaal, iyo guddoomiye-k-xigeenu iyo weliba xubno kale.

Baarlamaanka ayaa masuuliyiintan ka dhegaystay warbixino ku saabsan xarumaha dawladaha ee ay maamulaan.

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles