Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaGanacsatada Somaliland Ayaa Joojiyay In Wax Ka Soo Dajiyaan Dekeda Magaalada Berbera Maalintii 6aad.

Ganacsatada Somaliland Ayaa Joojiyay In Wax Ka Soo Dajiyaan Dekeda Magaalada Berbera Maalintii 6aad.

(Khamiisa, January-06-2022) Ganacsatada Somaliland ayaa Maalintii lixaad aan wax alaaba kala soo baxin dekadda Magaalada Berbera. Sababtoo ah waxaa jira muran dhanka cashuurta ah oo u dhexeeya ganacsatada iyo shirkadda DP world. Ganacsatadu waxay ka cabanaysaa  tacrifad dheeraada oo lagu soo rogay ganacsatada alaabta kala soo degta Dekada Berbera.

saddexdii bilood ee la soo dhaafay waxaa maagalada Hargeysa laga dareeemaya kor-u-kaca badeecadaha kale duwan sida maceeshada iyo shiidaalka.

Ganasatadu waxay u aananaynayaan alaabtan qaaliyawday in dhankooda ay jirto qaali kaga yimi koontiinaradii ay alaabta ku soo qaadi jireen oo aad qiimahoodu u kacay. iyaga oo ganacsatadu sheegay in qiimaha koontiinarada qiimahoodu ahaa $2500 uu maanta maraayo $15000 oo doolar.

Marka laga yimaado kor u kaca ku yimid maciishadda waxaa gebi ahaan ba wadanka ka jira abaaro dhul badan ku habsaday oo keenay in deegaano badani ku dhaceeen biyo la’aan iyo baad la’aan, taasina waxay  calys kale ku sii noqonaysaa shacabka.

Wasiirka Maalgashiga iyo ganacsiga jamhuuriyadda Somaliland ayaan weli wax wara ka soo saarin dekedda Berbera oo maalinteedii lixaad aanay wax alaab ahi ka soo bixin.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles