Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedFilim Ka Sheekaynaya Taariikhdii Halyeeygii Muslimka ahaa ee Salaaxu-diin Al-ayuubi

Filim Ka Sheekaynaya Taariikhdii Halyeeygii Muslimka ahaa ee Salaaxu-diin Al-ayuubi

Dalalka Pakistan iyo Turkiga ayaa Si wadajir ah usoo saaraya Musalsal Ka Sheekaynaya taariikhdii halyeeygii Muslimka ahaa ee Salaaxu-diin Al-ayuubi, oo aanay Reer Galbeedku Jeclayn. Salaaxudiin wuxuu dunida Muslimka gaar ahaan Quddus ka difaacey duullaankii Saliibiyiinta ee reer Yurub dhamaadkii Qarnigii 11aad ee Miilaadiga.
In ka badan 30,000 oo codsi ayaa laga diiwaan geliyey dalka Pakistan, dadkaas ayaa doonaya in ay ka qayb qaataan musalsalkan Taariikhiga ah.
Film soo saaraha Turkishka ah e Emre ayaa sheegay in musalsalku uu bilowgiiba xiise badan yeeshay,Marka laga Qiyaas qaato dadka badan ee doonaya inay Siyaabo kala duwan Musalsalkan uga qayb qaataan.
Raiisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan oo isna ka hadlay Musalsalkan wuxuu yidhi Sidan.
” Qiime weyn ayuu iigu fadhiyaa in Musalsalkan la soo saaro ,Sababtoo ah Wuxuu soo bandhigayaa Taariikhda halyeygii Muslimiinta Salaaxudiin, oo ah Shakhsi islaamkoo dhan ay wada jecel yihiin Halgankiisii.”
Arinta kale ee aan u xiisaynayo Musalsalkan waa in Taariikhdeena aan inaga la inooga sheekayn lknse waa inaggu waa inaan soo Gudbinaa oo aan Jiilalka dambe Taariikh uga tagnaa,Dunida kalena gaarsiinaa Sooyaalkeena.
Muslimiintu aad ayay ugu liitaan inay soo saaraan Musalsalo islaami ah oo Anshax Wanaagsan Gudbinaya ,Dhinac kalena Bandhigaya halgankii islaamka ,waxaan Rajaynayaa in Musalsalkani uu Wado Cusub inoo furi doono “
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles