Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedFaransiiska oo Muwaadiniitiisa ka Daadgureynaya Itoobiya.

Faransiiska oo Muwaadiniitiisa ka Daadgureynaya Itoobiya.

 

New Europe

Faransiiska ayaa billaabaya inuu dib uga soo celiyo qaar ka mid ah muwaadiniintiisa caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ka dib markii uu u kiraystay diyaarad gaar ah oo magaalada Paris ku soo celisa, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda.

Faransiiska ayaa toddobaadkii hore ku boorriyay dhammaan muwaadiniintiisa inay isaga baxaan Itoobiya si aan daah laheyn, maadaama colaadda dalkaas ay sii kordhayso.

“Wasaaradda arrimaha Yurub iyo dibadda waxay go’aansatay inay kireysato duullimaad khaas ah, si loo fududeeyo dhoofka dadka waddankeenna ah,” ayaa lagu yiri ilo-wareedkan.

Afhayeenka dowladda Itoobiya Legesse Tulu markiiba jawaab kama bixin codsi ay wakaaladda wararka ee Reuters u dirtay oo la xiriira arrlnkan.

 

 

voa.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles