Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedEthiopia Oo Mar Kale Dib U Riixday TPLF

Ethiopia Oo Mar Kale Dib U Riixday TPLF

Dawlada ethiopia oo horumar dagaal ka sheegatay dagaalada waqooyiga ka socda.
Ciidamadda Huwanta ee dagaalka kula jira kooxda TPLF ayaa sheegtay guulo ay ka gaareen goobo horleh kuna sii siqayaan magaalada woldiya.
Goobaha ay horumarka dagaal ka sameeyeen ee ay isku balaariyeen waxaa kamid ah Magaalooyinka kulaala magaaladda wuchaale ee xiga dhanka Woldiya sidda Worgeysa,Libso,giraana,Mersa,kille iyo goobo kalle halka waqooyiga wollo ka qabsadeen Magaaladda Hirbu.
Horay waxay gacanta ugu dhigeen buuraha xidhiidhsan ee Sobel ee waqooyiga Raaya buurahaasoo istiraatiiji dagaal u ahaa kooxda TPLF sida la rumeysanyahayna ay u yaaleen hubka culus ee difaaca waloo la rumaysanyahay inay cagta mariyeen oo ay bur buriyeen dayuuradaha aan cidina wadin Ee Bakratar-TB2 iyo Muhajir-6.
Xogaha kalle la helayo ayaa sheegaya in Kooxda TPLF oo heshay Saanad Ciidan,Mid maaliyadeed iyo Saad kalla duwan oo raashin iyo dawooyinba u badan ay Go’doonsanyihiin
Gaadiidkaas oo shiraacan una sidda raashinka ayaa la xaqiijiyay inay raadinyaan wado ay isku dharbaaxaan oo ay si ay maqala u gaarsiiyaan halka dayuuradda aan cidina wadin iyo kuwa dagaal ee Ethiopia ay gaaf wareegyaan goobaha lagu Tuhunsanyahay gaadiidkaasi.
 Jaamac Ukun.
<img class="j1lvzwm4" role="presentation" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class="j1lvzwm4" role="presentation" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles