Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedEthiopia Oo Lix Askari Ka Dishay Suudaan.

Ethiopia Oo Lix Askari Ka Dishay Suudaan.

Lix askari oo ka tirsana militarig Suudan ayaa Sabtidii lagu dilay weerar ay ciidammada Itoobiya ku qaadeen fadhiisin ay ciidamada Suudaan ku leeyihiin meel u dhow xuduudda u dhaxaysa dalalkaas, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters u sheegeen ilo-wareedyo militariga Suudaan ah.
Ciidamada Sudan ayaa war ay soo dhigeen bartooda Facebook ku sheegay in kooxo ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyaad ay weerar ku qaadeen ciidamadooda ku sugan magaalada Al-Fashaga Al-sughra, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho.
Bayaanka militariga Sudan tafaasiil dheeraad ah kama bixin shilkan.
Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa Sabtidii sheegay inuu xilka ka qaaday Taliyihii Booliska, Sarreeye Guud Khaled Mahdi Ibrahim Al-Emam iyo ku xigeenkiisa.
Hamdok ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku sheegay in Sarreeye Guuto Anan Hamed Mohammed Omar loo magacaabay taliyaha cusub ee booliiska, halka ku xigeenkiisana loo magacaabay Major General Muddathir Abd al-Rahman Nasr al-Din.
VOA
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles