Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized"Eedaha Loo Haysto Cabdimaalik Muuse Coldoon Qayb Kama Nihin" Golaha Wakiilada JSL.

“Eedaha Loo Haysto Cabdimaalik Muuse Coldoon Qayb Kama Nihin” Golaha Wakiilada JSL.

Cabdmaalik Muse Coldoon oo dhwaanahan ba ku xidhnaa magalada Hargeysa ayaa waxaa loo haystaa dhawr eedaymood. 2-dii Decembar2021,  ayay Xeer ilaalintu soo saartay eedaymaha loo haysto Cabdimaalik iyo cidda dhibanaha ka ah.

Eedaymahaas waxaa qayb ka ahaa Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland sida ay sheegayso waraaqda ka soo baxday maxkamaddu.

xildhibaano ka tirsan Golaha oo warbaahinta la hadlay ayaa ka soo horjeestay waraaqda ka soo baxday Xeer ilaalinta.

Hadaba Maanta ayay goalaha wakiiladu soo saareen waraaq ay ku caddaynayaan in aaanay dhinac ka ahay  eedaymahaas loo haysto Cabdimaalik.

Waraaq ka soo baxday Golaha wakiilada ayaa waxaa ku qornaa sidan, “Golaha wakiiladu waa haayad leh shakhsiyad qaynuuni ah oo ku aasaasan dastuuri si iskii ahna wax u dacwayn kara, loona dacwayn karo si waafaqsan qodobka 28-aad dastuurka JSL”.

Waxa waraaqda golaha ka soo baxday sii sheegtay in goluhu caddaynayo in aanu qayb ka ahayn eedaha loo haysto Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Ugu danbayn, Cabdimaalik Muuse Coldoon axa uu ki dhanyahay jeelka weyn iyada dacwadaha ugu badan ee loo haystaana ay ka imanayso dugsiga abaarso iyo waalidiintooda. Coldoon ayaa hore jeelka Mandheera ugu xidhnaa eedaymo uu jeediyey Dugsiga abaaro kuna baahiyey bartiisa facebook.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles