“ Sharci Golaha Wakiillada horyaalla oo laga doodayo in laga hadlo waxaanu u aragnaa sharci darro iyo farogelin. Waxaan arkayay wasiirka oo lahaa Madaxweynuhu wuxuu aamminsan yahay waxaanu leenahay aragtidaadu cidna ma khusayso ee dalku sharci buu leeyahay haddii la ixtiraami waayo Sharciga cawaaqibka ka dhalan kara waa la garanaya…”Deg Deg: Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Furista Ururada ee Xukuumaddu Ku Dhawaaqday.
“ Sharci Golaha Wakiillada horyaalla oo laga doodayo in laga hadlo waxaanu u aragnaa sharci darro iyo farogelin. Waxaan arkayay wasiirka oo lahaa Madaxweynuhu wuxuu aamminsan yahay waxaanu leenahay aragtidaadu cidna ma khusayso ee dalku sharci buu leeyahay haddii la ixtiraami waayo Sharciga cawaaqibka ka dhalan kara waa la garanaya…”



