Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedDeg Deg: Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Furista Ururada.

Deg Deg: Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Furista Ururada.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Cbdi dheere oo hadda la hadlay saxaafadda ayaa ka warrami doona xaaladda wadanka iyo furista ururada.

“Madaxiyo shacaba xeerar baan leenahay” ayuu yidhi Guddoomiye Axmed isaga oo warbaahinta haddeer kula hadlaaya saxaafadda.

“Furista ururadu waa sharci” ayuu sii raaciyey, isaga oo hadalkiisa sii wata.

 

“Qof wal oo Somaliland ah waxaa ku waajiba inuu ilaaliyo Xeerarka dhaqan galay” ayuu yidhi Guddoomiyuhu.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles