Hargeisa
few clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
80 %
0.8kmh
18 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
20 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedDeg Deg: Rasaas Xooggan Baa Ka Dhacaysa Gudaha Golaha Wakiilada.

Deg Deg: Rasaas Xooggan Baa Ka Dhacaysa Gudaha Golaha Wakiilada.

Mooshinkii Xildhibaanada Gollaha wakiilada ee 28 ka muddane ayaa Sharci yaqaanada Golluhu ku tilmameen inaanu sharciga waafaqsanayn. Fadhiga Gollaha Wakiilada Ayaa imika Furmay, Waxa laga Akhriyayaa Xeerka Madaxwaynuhu soo celiyay.

xildhibaanada Golaha wakiilada Gaar ahaan kuwa Muxaafidka ayaa weli dibadda Jooga oo aan iska soo xaadirin golaha. Xildhibaanada muxaafadka iyo mucaaradka oo gacanta isku saaray gudaha gollaha wakiillada ayaa warbaahintu soo gudbinaysaa muuqaalo tusnaaya dagaalka laba qof, iyadoo ay warbaahintu ku sheegtayXildhibaan Maxamed Khadar iyo Khadar Guun .Boolis ayaa soo galay xarunta iyagoo doonaya in ay xidhaan Xildhaan Maxamed Khadar iyo Khdar Guun, gacan ka hadal ayaa dhexmaray labadaas xildhibaan.

 

waxaana la maqlayaa raas ka dhacaysa Gudaha Golaha,, waxaana soo gaadhay ciidanka booliiska Jamhuuriyadda Somaliland.

 

lasoco wixii warara.

 

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles