Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedDawladda Hoose Oo Ka Hadashay Cabashada Wadeyaasha Gaadiidka VITZ.

Dawladda Hoose Oo Ka Hadashay Cabashada Wadeyaasha Gaadiidka VITZ.

Maamulka Dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa ayaa raali gelin ka bixiyay cabasho ka soo yeedhay Dirawalada Tagaasida Loo Yaqaano VITZ.
Duqa Caasimadda, Xoghayaha Dawladda Hoose iyo Maamulka Kale ayaa sheegay in qaabka loo Wajahay Cashuur Ururinta Gaadiidkaas ay ka Garaabeen.
“Dawlada hoose kama xishoonayso in ay raaligaliso darawalada tagaasida yaryar ee caasimada in cashuur ururinta lagu bilaabay iyada oo aan la sii ogaysiin.” ayuu yidhi Duqa Caasimadda Cabdikariin Axmed Mooge.
“Sidaa darteed waxa aanu go,aansanay in raaligalin la idin siiyo, maalmo ogaysiis ahna la idin siiyo, tagsiilow waxa aanu kuu ogolnahay 4 cisho oo maanta ka bilaabmaya oo ku eg sabtida in aad ku ogaato in lagaa rabo cashuurtii kugu waajibtay.”
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles