Hargeisa
clear sky
26.6 ° C
26.6 °
26.6 °
18 %
7.4kmh
4 %
Sat
26 °
Sun
27 °
Mon
27 °
Tue
27 °
Wed
28 °
spot_img
Saturday, February 14, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall NewsDawladda Hoose ee Hargeysa oo Fursad Kale Siisay Dadka Xoolaha ku Dhaqda Magaalada

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Fursad Kale Siisay Dadka Xoolaha ku Dhaqda Magaalada

Axad, (Hargeysa, 19-12-2021)-Dawladda Hoose ee Magaalada Hargaysa ayaa mamnuucday in caasimadda dhexdeeda lagu dhaqdo xoolo. Xoolaha ay kamidyihiin geela, adhiga, iyo lo’da ayaa laga mamnuucay in ay joogaan ama lagu arko caasimadda dhexdeeda.

Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Casimadda ayaa soo jeediey qorshayaal lagu qurxinaato Muuqaalka Guud  Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Masuuliyinta ayaa sheegay in dawladda hoose ay dhirayn ku samayn doonto awddooyinkacaasimadda, si taasi u suurawdana xoolaha cunaaya geedahaa waa in laga saaraa.

inta badan dawladda hoose waxay isku daydaa in ay dhirayn ku samayso waddooyinka halbawlaha magaalada laakiin inbadan way ku fashilantay oo may suuroobin. mar awy xoolaha joogaa cunaan iyo mar ay biyo la’aan darteed la qalalaan ba.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles