Hargeisa
scattered clouds
13.4 ° C
13.4 °
13.4 °
84 %
3.9kmh
40 %
Mon
24 °
Tue
22 °
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
23 °
spot_img
Monday, January 24, 2022

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Bilawday Ol’olaha Nadiifinta Caasimadda.

UncategorizedDawladda Hoose ee Hargeysa oo Bilawday Ol'olaha Nadiifinta Caasimadda.

ka dib markii la banneeyey wadadii halbawlaha ahayd ee Caasimadda Magaalada waxaa hawlwadeenada dawladda hoose ay bilaabeen ol’olole nadaafadeed. dhammaan shaqaalaha dawladda hoose waxay bilaabeen inay nadiifiyaan wadada halbawlaha ah iyo wadada qabata madaarka. waxaa la arkayaa wadada nadiifinteeda oo ay wadaan shaqaale ku lebbisan dharka astaanta u ah dawladda hoose.

 

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles