Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaCiyaaraha Horyaalada Somaliland oo Meel Xaasaasiya Maraaya.

Ciyaaraha Horyaalada Somaliland oo Meel Xaasaasiya Maraaya.

(Arbaca, 12-01-2022)-Horyaalada Ciyaaraha Somaaliland ayaa bishan ba ka socday Magaalo marseedka Berbera. Waxaa laysugu soo hadhay kulan dhammaadkii oo meel xaasaasiya maraaya.

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska Ee Somaliland Oo Ku Wajahan Magaalo Xeebeedka Berbera Oo Ay Kaga Qayb Galayaan Kulan Xamaasadaysan Oo Dhex maraya Kooxda Dawladda Hoose Hargeysa Iyo Kooxda Kubadda Cabgta Ee Goodir Hargeysa.
Kulanka waxaa Xiise Iyo Xamaasad U Samaynaya Kooxda Ciidanka Booliska Ee GOODIR oo iyadu Wali Guul Ka Gaadhin Dhigeeda DHH.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles