Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
OpinionCilmi baadhis Caddaysay in Qalabka wax lagu Dhegaystaa ay Keento Dhego la'aan.

Cilmi baadhis Caddaysay in Qalabka wax lagu Dhegaystaa ay Keento Dhego la’aan.

Qalabka korontada ku shaqeeya way bedeleen hannaankii dadku wax u dhegaysan jireen. Laakiin cilmi baadhis baa sheegaysa in qalabka wax lagu dhegaystaa ay sababaan dhega la’aan mustaqbalka, marka cod sarreeya lagu dhegaysto.

Dhowaanahan soomaali badan ayaa aad u isticmaasha qalabka dhegaha la gashado si ay ugu dhegaystaan heesaha, quraanka iyo dhammaan ba wixii cod ah ee ku jira moobayladooda.

Khubarada ku takhasustay cilmiga maqalka ayaa waxay leeyihiin qalabka korontada ku shaqeeya waxay ka qayb qaataan maqalka qofka oo hoos u dhaca si joogta ah. Khubaradani waxay sii raaciyen in sameecadaha dhegaha la gashado ee madaxa qariyaa ay inta badan ka ammaansanyihiin kuwa wirels-ka(Earbuds) ah.

Khubarada caafimaadka ee Mayo Clinic ayaa waxay leeyihiin jabaq kasta oo ka sarraysa 90 (deecibles) heerka lagu acbbirojabaqda, wakhti dheerna la dhegaystaa waxay keenaysa maqalka qofka oo luma. Waxay sii raaciyeen mar hadduu qofku qaadanaayo qalabka maqalka dhegtiisa ku kooba waxaa loobaahanyahay in cabbirka jabaqda uu dhegaysanayaa ay noqdaa wax ka yar 90 ilaa 20 (decibels).

 

Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles