
Sida laga soo xigtay Ciidamada Bada Maraykanka ayaa waxaa ay hubka khatarta ah ee Laser ay ku garaaceen goob ay doonayeen, iyaga oo maraya dhul u dhaw Somaliland, Ethiopia iyo Djibouti.
Hubkan Laserka ah, ayaa tababar ahaan loogu furay buur ku taala gudaha Badda Gacanka Cadmeed.
Hubkan ” Laser” ayaa leh awood dheeraad ah, oo ah 100kiliwatt range,waxana markii ugu horaysay uu Maraykanka tijaabiyey hubkan oo ku cusub caalamka sanadkii 2014.
Laserkan ayaa waxa uu baabiyaa diyaaradaha, diyaaradaha aan la wadin ee drones, iyo diyaaradaha wax basaasa.
Waxa Diyaariyay Axmed Adan