Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedCiidamada Dabdamiska oo Hanti ay Soo Badbaadiyeen Ku Wareeejiyey Dadkii Lahaa.

Ciidamada Dabdamiska oo Hanti ay Soo Badbaadiyeen Ku Wareeejiyey Dadkii Lahaa.

Isniin, (Hargeysa 20-12-2021)-Ciidamada Dab-damis Jamhuuriyadda Somaliland ayaa inta badan ka qayb qaata bakhtiinta dabka ka kaca magaaalada, u gurmashada ciddii meel ku0g0’doonta. sidoo kale ciidankani waxay si aada uga shaqeeyaan arrimaha bakhtiinta dabka.
Ciidamadda Dab-Demiska Ee Caasimadda Hargeysa Oo Hawlgal Bakhtiin Guri Ay U Gurmadeen Kadib Qoyskii Gurigaa Ku Wareejiyey Hanti Iskugu Jirta Dahab, Moobilo, Computero Iyo Agab Kale Oo Baddan.
Sida Ay Warbaahinta Ciidanku Baahisay Hooyo Waayeel Ah Ayey Ciidamadu Gurigaasi Ka soo Samato bixiyeen Iyagoo Kuna Guulaystay In ay gurigaas Ka bad baadiyeen Dabkii.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles