Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedCaabuqa Ku Dhaca Mindhicirada iyo Duburta (Ulcerative Colitis). W/Q: Sadam Osman Kaabash

Caabuqa Ku Dhaca Mindhicirada iyo Duburta (Ulcerative Colitis). W/Q: Sadam Osman Kaabash

Ulcerative colitis: macno ahaan xanuunkani waa caabuq ku dhaca mindhicirada, kaas oo ku soo ifbaxa wakhti dheer. Xanuunkani wax uu ku dhacaa mindhicirada weyn(large intestine). Waana meel lagu ururiyo  hadhaaga dheefshiidka, ugu danbayntana biyaha laga ga saaro. Rectum-kuna waa qaaybta xidhiidhisa duburta iyo mindhicirada weyn. Sidaas oo ay tahay qofka ka cabaanaya xanuunkan ulcerative colitis, waxa uu dareemaa calool xanuun, shuban iyo duburta oo dhiigta. Iyada oo ay ku xidhantahay kolba heerka uu taaganyahay xanuunku, iyo sida uu ku yahay qofka. Intabadana xanuunkani waxa uu ku koobanyahay rectum-ka oo la jaar ah duburta.

 Maxaa keena?

Aad looma yaqaano waxa saxda ah ee keena xanuunkan, laakiin xeel-dheerayaasha caafimadku waxay aaminsanyihiin in habka difaaca jidhku kaalin weyn ka qaato inuu xanuunkani yimaado. Taas oo imaanaysa marka jidhku uu hawlgeliyo unugyadiisa difaaca inuu isaga is duqeeyo. Waxaana la’aaminsayhay in xanuunkani yahay mid la kale dhaxlo oo ku yimaada hiddasidayasha ka soo gudba hooyada iyo aabaha.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles