Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedBoqor Buur Madaw Oo Xadhig loogu Hanjabay.

Boqor Buur Madaw Oo Xadhig loogu Hanjabay.

Muqdisho: Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadoow) ayaa la sheegay in caawa Xukuumadda Soomaaliya ugu Hanjabtay in la xidhi doono haddii aanu ka laabanin Hadalo uujeediyay oo ay dhibsatay Xukuumada Federaalka Somaliya.
Boqor Cismaan Aw Maxamuud oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Beelaha Somaliland ayaa Sheegay In uu taageersan yahay Madax banaaninadda Jamhuuriyadda Somaliland.
Sidoo kale waxa uu xusay in uu aqoonsan yahay Hogaamiyihii Alshabaab Allaah Haw Naxariistee Axmed Cabdi Godane.
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madoow ayaa mar la waydiiyay ujeedadiiaa Safarka Muqdisho waxa uu sheegay in dib u heshiisiin uu ka dhex waday xukuumadda Federaalka wax kaga Qabyo ahaa uu u tagay Magaaladaasi.
Tan iyo intii ay hadaladani soo baxeen waxa saraakiil sarsare ay Baraha bulshada ka dhex wadeen eedaymo ka dhan ah Boqor Buur Madaw.
Wariye Bidhaan
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles