Hargeisa
clear sky
11.6 ° C
11.6 °
11.6 °
86 %
4.2kmh
2 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
23 °
Sat
23 °
Sun
22 °
spot_img
Wednesday, January 26, 2022

Is not it a “double standard” ?

This is one of the highlights of...

Sucaad Camriye: Sababta aan u doonayo in Somaliland magaca laga badelo

~ Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye), waa...

Duqa Caasimadda oo la kulmay Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada

Guddoomiyaha caasmimadda Hargeysa mudane CKariim Axmed Mooge...

Biriish Cusub oo Loo Dhisaayo Degmada Axmed Dhagax.

UncategorizedBiriish Cusub oo Loo Dhisaayo Degmada Axmed Dhagax.
Degmadda Axmed Dhagax Gaar Ahaan Xaafadda Siinaay Oo Kamid Ah Xaafadaha Ugu Qadiimisan Magaalada Hargeysa Waxaa Maanta Laga Dhagax Dhigay Biriish Loogu Magac Daray Alle Ha U Naxariisti Mujaahid Aadan Ebyan (Aadan Cadde) Oo Ka Mid Ahaa Saraakiishi SNM.
Maayir Ku-xigeenka Dawladda Hoose Hargeysa Xoghayaha Fullinta Iyo Maamulka Degmadda Axmed Dhagax Ayaa Goob Joog U Ahaa Xafladda Dhagax dhiga.

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles