Hargeisa
scattered clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
44 %
7.8kmh
25 %
Fri
22 °
Sat
28 °
Sun
30 °
Mon
28 °
Tue
27 °
spot_img
Friday, March 6, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedBannaynta Wadada Halbawlaha u ah

Bannaynta Wadada Halbawlaha u ah

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo uu hoggaamiyo Maayar Cabdikariim Axmed Mooge. ayaa maanta bilawday bannaynta waddada halbawlaha u ah caasimadda. wadadan oo qorshaheedu yahay in laga dhigo afar haad. kaas oo loogu talo galay in magaalda laga yareeyo axmadda iyo jaamka gaadiidka. wadadan oo qorshuhu yahay in laga dhigo waddocasriya oo ay u dhammaystiranyihiin dhammaan wixii looga baahnaa wadda csriya.

Masuuliyiinta dawladda hoose ayaa hore u baahiyey in dadka waddooyinka ku soo jeeda ay banneeyaan wadada. qorshahan oo loo bandhigay ganacsadan jeeblayaasha ah ee degan agagaarka wadada halbawlaha ayaa qabsaday muddo laba bilooda in ay alaabtooda kaga uruursadaan.

waxa ay ganacsatadu bilaabeen in ay alaabtooda ka aruursadaan xalay goorihii danbe. si ay uga fogaadaan khasaare ganasi oo soo gaadha.

dawladda hoose ayaa iyana bilawday saaka waaberigii in ay wadada banneeyaan.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles