Hargeisa
few clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
80 %
0.8kmh
18 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
20 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaBaarlamaanka Ingiriiska Oo Dood Ka Yeelanaya Aqoonsi La Siiyo Somaliland.

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dood Ka Yeelanaya Aqoonsi La Siiyo Somaliland.

Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa 18-ka bishan January 2022 u fadhiisanaya dood ay ka yeeshaan Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland, waxaana ajandaha dooddaas oo uu soo jeediyey Xildhibaan Gavin Williamson noqon doontaa ‘In la aqoonsado Somaliland iyo in kale’, arrintaasi oo macno weyn ugu fadhida Jamhuuriyadda Somaliland, maaddaama oo baarlamaanka Ingiriisku fursad siiyey ka hadalka Aqoonsiga Somaliland baadi-goobayso muddada 30-ka sano ah.

Dawladda Ingiriiska ayaa xidhiidh wanaagsan la leh Jamhuuriyadda Somaliland iyaga oo ka taageera dhinaca ciidamada iyo horumarka.

Dawaladda Ingiriisku waxay Somaliland ku leedaha qunsuliyad ay u joogaan wakiil. sidoo kale waxay ka taageertaa arrimaha doorashooyinka.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles