Jabhadda TPLF ayaa jab ka soo gaadhay dagaalkii ay kula jirtay Dawladda Federalka Itoobiya. TPLF aya qabsatay goobo istaraatijiya oo dabayaaqadii Bishii Noofembar. sida lagu ogaaday baadhitaan cusub oo ay samaysay haayadda u doodo xuquuda aadamaha. Waa dagaaloiyo aargoosi isir ku salaysan oo laga gaystay Woqooyiga Itoobiya. Waa ka hor intaanay halkaas ka bixin Ciidamada Jabhadda TPLF.




