Ardayda dugsiga Amaano School oo booqasho ku yimi taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland, waxaana ardaydu ay soo mareen qaybaha kala duwan ee ciidanka sida Gaadiidka, Isgaadhsiinta iyo ciidanka heeganka ku jira.Ardayda Dugsiga Amaano oo Booqday Taliska Ciidanka Dab-damiska Somaliland.
Ardayda dugsiga Amaano School oo booqasho ku yimi taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland, waxaana ardaydu ay soo mareen qaybaha kala duwan ee ciidanka sida Gaadiidka, Isgaadhsiinta iyo ciidanka heeganka ku jira.



