Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedAqalka Golaha Wakiilada oo Dib u Habayn Lagu Sameeyey.

Aqalka Golaha Wakiilada oo Dib u Habayn Lagu Sameeyey.

Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa qoray :-
Sharaf weyn ayey ka Guddoomiye ahaan iyo Gole ahaanba noo wada tahay in fasax 45 cisho & dheeraad ah kaddib Xildhibaannadu ku soo noqdaan Gole ka muuqaal & madal ka duwan Gole-hii hore, waxa aan filayaa in ay kow u tahay tallaabadani isbeddelkii la igu doortay Guddoomiye ahaan in aan Golaha ku sameeyey, Jamhuuriyadda Somalilandnna maanta ay leedahay Gole la muuqal ah Golayaasha Caalamka ka jira.
Xildhibaanada Golaha Wakiilada waxa aan leeyahay dhammaantiinba ku soo dhawaada Gole-hiinnii, Shaqadii Qarankana si wada-jir ah ayaynu u qabsanaynaa, innaga oo xoojinayna midnimada Golaha, iyo Wada-shaqeynta Dastuurku jideeyey.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles