Mudane Cakuuse & madax kale oo xilal ka soo qabtey dowladihii hore ee dalka ayaa ka hadlay safar u guur gal ah xaaladaha dalka guud ahaan ayaa ka hadlay waxyaabihii ay ku soo arkeen degaanadii ay soo mareen. Sidoo kale waxay madaxdu ka hadleen quruxda & hantida ilaahey ku siiyey gobalka Sanaag, oo ay siiyeen magac cusub ” GOL JANO”