Duqa magaalada Hargeysa mudane Cabdikariim Axmed Mooge ayaa maanta fariin u diray dad farabadan oo la sheegayo inay heystaan dhul farabadan oo ay ku heystaan sigh shaci ah kuwaasoo oo Duqa magaaladu u sheegay in loogu baahan yahay in lagu qabto dan guud oo waxtar u ah cid walba.Waxuu inta ku daray in loo baahan yahay in bulshadu ay la socoto meelaha ku calaamadeysan danta guud . . .